WhatsApp oo soo kordhisay adeeg cusub oo lacagaha la iskugu dirayo

Shirkadda Facebook ayaa shaacisay adeeg cusub oo hab digital ah oo lacagaha la isugu diri karo waxna lagu iibsan karo oo ay ku darayso barteeda WhatsApp. Adeeggaan oo lacagaha la isugu diri karo waxna lagu iibsan karo ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay Brazil. WhatsApp ayaa u ogolaanaya dadka isticmaala aaladda inay lacagaha isugu diraan … Continue reading WhatsApp oo soo kordhisay adeeg cusub oo lacagaha la iskugu dirayo